iM252
iM252
  • 321
  • 12 601 508
Af Soomaali ku adeegso ChatGPT
Ma jeceshahay in aad ChatGPT kula sheekeysato af Soomaali?
Muuqaalkan 2da daqiiqo ah ku ogow sida aad afka Soomaaliga ugu adeegsan karto ChatGPT.
Fadlan lawadaag saaxiibadaada.
#ChatGPT
#iM252
Переглядів: 1 654

Відео

Sidee dab looga qaataa tel Samsung ah?
Переглядів 99516 годин тому
Ma ogtahay in iPhone-ka uu dab ka qaadan karo tel Samsung ah? Jawaabta su'aashaas ayaad ku ogaan doontaa muuqaalkan oo aan ku tijaabinnay in telka Samsung uu dab siin karo iPhone. Fadlan lawadaag saaxiibadaada. #iM252
Adeegso ChatGPT Si Aad Udiyaariso Presentation
Переглядів 1,6 тис.День тому
Majeceshahay inaad waqti aad u kooban ku diyaariso Powerpoint Presentation adigoo keliya qoraya cinwaanka iyo tirada (Slides) bog aad rabto inuu ka koobnaado? Ku ogow muuqaalkaan farsamo aad u fudud oo aad ku diyaarin karto presentation adigoo adeegsanaya ChatGPT, lana wadaag saaxibadaada. #iM252
Ku ogow Calculator-ka sarifka lacagaha (iPhone keliya)
Переглядів 98114 днів тому
Hadii aad adeegsato iPhone, ma'ogtahay in Calculatorka iPhone-kaaga aad ku ogaan karto sarifka nooc kasta oo Lacag ah? Ku ogow muuqaalkaan sida aad Calculator-ka ugala socon karta sarifka lacag waliba, hoosna ugu wac saaxiib adeegsada iPhone. #iM252
Arag Update Ku cusub Whatsapp Calls (2 daqiiqo)
Переглядів 2,6 тис.21 день тому
Haddii aad kamid tahay dadka xiiseeya Whatsapp, waxaan kugula wadaagi doonnaa muuqaalkan update cusub oo lagu soo kordhiyey qeybta wicitaanada Whatsappka. Fadlan hoos ugu yeer saaxiib aad kula sheekeysato WA lana wadaag asxaabtaada kale. #iM252
Si fudud midabka uga badal barnaamijyada iPhone-ka
Переглядів 1,1 тис.28 днів тому
Ma jeceshahay in aad badasho midabka ama qaabka ay usoo muuqanayaan barnaamijyada iPhone-kaaga? Ku ogow muuqaalkan qaab fudud oo aad u badali karto midabka iyo muuqaalka barnaamijyada telkaaga, hoosna uga wac saaxiib adeegsada iPhone. #iM252
Si fudud u xalli culeyska Computer-ka (1 daqiiqo)
Переглядів 1,2 тис.Місяць тому
Maku aragtaa Computer-kaaga culeys farabadan marka aad adeegsaneyso, isagoo aanan leheyn wax cilad ah? Ku baro muuqaalkan farsamo fudud oo aad kuyareyn karto culeyska faraha badan ee Computer-ka. Ka faa'ideyso farsamadaan lana wadaag saaxiib aad isleedahay dhibkaan ayaa heysta. #iM252
Isticmaal Ai si aad codka nadiif uga dhigto
Переглядів 1,6 тис.Місяць тому
Matahay muuqaal sameeye, ama ma jeceshahay inaad codadka si wanaagsan uhagaajiso? Ku baro muuqaalkan website Ai ah oo sifudud kuugu hagaajin kara codadka. Ka faa'ideyso farsamadan, hoosna ugu yeer saaxiib jecel hagaajinta iyo qurxinta codadka si uu kuula ogaado website-kan. #iM252
Arag isbedello muhiim ah oo lagu sameeyay Calculator-ka iOS18 (iPhone keliya)
Переглядів 1,3 тис.Місяць тому
Haddii aad tahay reer iPhone, isbeddello muhiim ah ayaa lagu sameeyey Calculator-ka iOS18. Ka faa'ideyso update-kan, hoosna ugu yeer saaxiib adeegsada iPhone si uu ogaado. #iM252
Si fudud xog ugu dir qalab walba (keliya 2 daqiiqo)
Переглядів 1,9 тис.Місяць тому
Ma jeceshahay in aad xog u kala dirsato iPhone, Android, iPad ama Computer? Ku ogow muuqaalkan barnaamij kuu fududeynaya xog dirsashada. Fadlan hoosna ugu yeer saaxiib aad jeceshahay inuu kula ogaado farsamadan. #iM252
Maxaa ka cusub iOS 18? Ka ogow saddexda ugu muhiimsan.
Переглядів 2 тис.2 місяці тому
iOS 18 waa uu ka xiiso badanyahay kuwii ka horreeyey, bal arag 3 qodob muhiim ah oo uu leeyahay iOS 18, una diyaar garow in aad faa'ideysato. Halkan uga yeer saaxiib reer iPhone ah. #iOS18 #iM252
Haddii aad sidan sameyso, qofna ma soo saari karto fariimahaaga sirta Whatsapp-ka!
Переглядів 4,3 тис.2 місяці тому
Ma jeceshahay in aad password ku xirato oo aad haddana sii qarsato fariimahaaga Whatsappka ee sirta kuu ah? Ka baro muuqaalkan, hoosna ugu yeer fadlan saaxiib ay muhiim u tahay arrintan. #iM252
Baro farsamo yar muhiim ah oo ku saabsan Calculator-ka iPhone-ka. (1 daqiiqo)
Переглядів 1,7 тис.2 місяці тому
Ku baro muuqaalkan halka daqiiqo ah farsamo yar oo ku saabsan Calculatorka iPhone-ka, haddii aadan horey u arag farsamadan, fadlan la wadaag asxaabtaada. #iM252
Maxaa ka maqan miiska qolkaaga? Arag saacaddan leh naqshad qadiimi ah!
Переглядів 1,1 тис.3 місяці тому
Miiskaaga qolka haddii uu yahay mid waxbarasho ama is qurxin, waxaa dhameystiri kara saacaddan leh naqshad qaddiimi ah, kaga boqo astaameheeda muuqaalkan, lana wadaag saaxiib aad la jeclaan lahayd! #iM252Market #iM252
Ku qurxi farsamadan sawiradaada snapchat-ka! (iPhone keliya)
Переглядів 1,8 тис.3 місяці тому
Ma isticmaashaa snapchat? Ma tahay reer iPhone? Daawo oo ka faa'ideyso farsamadan si aad isaga qaaddo sawirro snap tayo leh muuqaal ahaan. Fadlan hoos ugu yeer saaxiib aad u adeegsada snapchat. #iM252 #SnapChat
Wax ka ogow update-ka cusub Facebook ee ku saabsan sawirada telkaaga ku jira!
Переглядів 1,8 тис.3 місяці тому
Wax ka ogow update-ka cusub Facebook ee ku saabsan sawirada telkaaga ku jira!
Ka hortag in uu kaa jarmo wicitaanka marka aad ku hadleyso iPhone-kaaga.
Переглядів 1,6 тис.3 місяці тому
Ka hortag in uu kaa jarmo wicitaanka marka aad ku hadleyso iPhone-kaaga.
Maxaa dhacaya haddii aad qof Block ka saarto Facebook iyo Messenger? Ogow qodobbadan.
Переглядів 2,2 тис.3 місяці тому
Maxaa dhacaya haddii aad qof Block ka saarto Facebook iyo Messenger? Ogow qodobbadan.
Iska xir in uu telkaaga kaa qaldo qoraallada! (iPhone iyo Android)
Переглядів 3 тис.4 місяці тому
Iska xir in uu telkaaga kaa qaldo qoraallada! (iPhone iyo Android)
Ha is demiyo codka kuu daaran adigoo hurda (iPhone keliya)
Переглядів 2,3 тис.4 місяці тому
Ha is demiyo codka kuu daaran adigoo hurda (iPhone keliya)
Ka xir Data-da mobile-ka appka aad doonto - Android - 3 Daqiiqo
Переглядів 4,3 тис.5 місяців тому
Ka xir Data-da mobile-ka appka aad doonto - Android - 3 Daqiiqo
6 qodob oo kaa caawin kara inaad barato adeegsiga Computer-ka
Переглядів 2,4 тис.5 місяців тому
6 qodob oo kaa caawin kara inaad barato adeegsiga Computer-ka
Sida aad isaga xiri karto apps-ka waqtiga kaa cuna adigoo aan tirin (Android)
Переглядів 3,6 тис.5 місяців тому
Sida aad isaga xiri karto apps-ka waqtiga kaa cuna adigoo aan tirin (Android)
Wax ka ogow saacaddan DT4 Plus iM252 Model 2024
Переглядів 1,4 тис.5 місяців тому
Wax ka ogow saacaddan DT4 Plus iM252 Model 2024
Xog kooban iyo gawaari kala duwan (Haleel Motors Car Show)
Переглядів 1,6 тис.6 місяців тому
Xog kooban iyo gawaari kala duwan (Haleel Motors Car Show)
Si fudud u xiro barnaamijyada iPhone-kaaga (2 daqiiqo keliya)
Переглядів 2,2 тис.6 місяців тому
Si fudud u xiro barnaamijyada iPhone-kaaga (2 daqiiqo keliya)
Istuudiye cusub, iM252 cusub (Filo goordhow, insha ALLAAH)
Переглядів 1,5 тис.6 місяців тому
Istuudiye cusub, iM252 cusub (Filo goordhow, insha ALLAAH)
Wax ka ogow batanka uu iPhone 15 uga duwanyahay kuwa kale!
Переглядів 1,8 тис.6 місяців тому
Wax ka ogow batanka uu iPhone 15 uga duwanyahay kuwa kale!
Fadlan tixgeli 4 qodob inta aadan carruurta saarin gaari (5 daqiiqo keliya)
Переглядів 1,5 тис.6 місяців тому
Fadlan tixgeli 4 qodob inta aadan carruurta saarin gaari (5 daqiiqo keliya)
Tijaabo: iPhone 15 dab ma siin karaa telefoon Samsung ama iPhone kaleba?
Переглядів 2 тис.7 місяців тому
Tijaabo: iPhone 15 dab ma siin karaa telefoon Samsung ama iPhone kaleba?

КОМЕНТАРІ